(Sawirro) Dabaaldega Xuska sanadguurada Puntland oo saaka ka socda Garowe

Iyadoo maanta oo bisha Agoosto tahay 1 ay ku beegan tahay sanadguuradii 21-aad ee ka soo wareegtay aasaaskii dowlad goboleedka Puntland ayaa waxaa saaka ka socda magaalada Garoowe dabaaldegyo iyo fantasiye loo sameynayo munasabadaas. Madaxda Puntland iyo kuwa federaalka ayaa saaka salaan sharaf kaga qaadanaya fagaare ku yaalla bartamaha magaalada Garoowe qeybaha kala duwan ee … Continue reading (Sawirro) Dabaaldega Xuska sanadguurada Puntland oo saaka ka socda Garowe